Hogaamiyaal Caan ah oo Muuqaal laga duubay iyaga oo ku maadeesanaya Donald Trump

Muuqaal si qarsoodi ah looga duubay Hogaamiyaal caan ah oo ku maadeesanaya shir jaraa’id uu qabtay Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa si weyn loogu baahiyay Warbaahinta iyo baraha bulshada. Donald Trump ayaa ka carooday muuqaalka la baahiyay oo la sheegay in uu ahaa mid lagu xamanayay sidoo kale lagu maadeesanayay shir jaraa’id uu ku … Continue reading Hogaamiyaal Caan ah oo Muuqaal laga duubay iyaga oo ku maadeesanaya Donald Trump